VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laab dooxanto - Lyrics

raga doorkii ka dugsanayayo naftu daa'im abid daynaynino waxa doonaya inan dadab galne dhaqada rajada ha daboolino laab dooxantoo dawadeedu tahay dayro ha ka dhigin dabna ha igu shidin ee ila dadaal dareenkaygiiba duwo koo haraan dadka kaa xushee naftadan doc ka leh dabasheed u marin ee kuu ildaran nafsad diir naxoo dawadeeda garo laab dooxantoo dawadeedu tahay dayro ha ka dhigin dabna ha igu shidin ee ila dadaal
Queue is empty
-- / --