VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Looleey - Lyrics

Looli dhaga laheydoo looli dhaga laheydoo laba goor tuskii helay Dhulkoo liqay xareedii rayskuna labeen yahayee rayskuna labeen yahayee Oo laamo ubaxiyo isku ladhay caleentii liiq liiqanayaa Saxan saxo lulaysiyo sida laydha laydha uduga leh laab qaboojiyaa Maxaa kaa lilaahiya caashaqa halalinee Siidii aan u laab kacay Siidii aan u laab kacay ladi waayey jiifkoo Sidaan ulaba lagdoodaan laaca waan la gowsahayee laaca waan la gowsahayee Labxadaya beerkiyo qalbigaad ka lulataa laxawgiina sii kodhodh Dhibka halista igu mudan inaan liito liito aragtayee intaan luxudka lay dhigin Maxaa kaa lilaahiya caashaqa halalinee3
Queue is empty
-- / --