VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaabiil ba haabiil - Lyrics

Kuma dhaco qardoofuhu qalooc laysku laayaa oo is qabtaa aadmiga ilkahayba qaarkood carabka is qaniinaan qaabiilba haabiil siduu qaladka uGu dilay wax ku qaata weeeyee hadaan hadal qarsoodiya ku quseeya kaligaa qadaf cadho a kugu yidhi adoo qaboow wax ii sheeg qilaafaadka jacaylkaa anba kula qoolnahay
Queue is empty
-- / --