VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wardheer ‘Walwaal’ - Lyrics

Wagareey aduunyadaa jaceyl wabax ma noqoninee Wiglo ugama jeedinee wiilan dhalay ma siistay Waadigi haweenay adoon iga war diideyn ayaaaaaa haa haa wardi kaafa kuu wadaa Wadan kala wanaagsane wacan ciidii loo bogay hareerihii wacnaa iyoo aad walwaal aragtidee yaa wardheer ku so baraa Waxyaheeda qorayee loo wada dhameeyay Weyne tuu u deeqee qurux weel u buuxshay Inta kulan wajiiliyaa halku waalid igu dhalay ayaa haa haa haa gogol weheli kuu dhigaa Wadan kala wanaagsane wacan ciidii loo bogay hareerihii wacnaa iyoo aad walwaal aragtidee yaa wardheer ku so baraa
Queue is empty
-- / --