VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

Bilaneey si ba,anbaa Beerka kuugu hayaayoo Baahida kalgacalkaa Waaba bastaydee 2× Balan buubi doonana Waa la sheegay waa adi Boqoradii bilcantaa Boqonahaayo waa adi 2× Bisinkaa hadii aad bilaabin Beedkii aan cunay bilaneey Baahi igama baxin Biyahaan caboo bilaneey Haraad igama biiyee 2× Jacayl aan baqin Adaa igu beeree Jacayl aan burin Adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan burin Adaa igu beeree Jacayl aan baqin Adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Balamadii jacaylkaa Bari kula lahaan jirayo Bartii aan ku kulanaa Ku soo baraarugaa 2× Bishaaradaanfilaayana Beeryuna waa adi Bilicdii haweenkoo I bidhaanto waa adi 2× Bisinkaa hadii aad bilaabin Beedkii aan cunay bilaneey Baahi igama baxin Biyahaan caboo bilaneey Haraad igama biiyee 2× Jacayl aan baqin Adaa igu beeree Jacayl aan burin Adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan baqin Adaa igu beeree Jacayl aan burin Adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree Jacayl aan u bogay Bilaneey adaa igu beeree
Queue is empty
-- / --