VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobeyda caashaqa - Lyrics

hadii aan hal abuuray hoobayda caashaqa hoogaantii da aysiyo roobkii ku hoori lahaa baa hilaacee ii hilaacee ani dhankaaguu iiga hilaacee hadii aan ku horkeenay hilawgiisa caashaqa inaad ii hir galisoo ii hambalyayso saw ma ahayn hiloobee kuu hiloobee habsamidaadan kuugu hiloobee inaad ii hirgalisoo ii hanbalyayaso saw ma ahayn hiloobee kuu hiloobe habsamidaadan kuugu hiloobee
Queue is empty
-- / --