VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamso - Lyrics

jaceyl kululoo ka yaabnaa kal iyo laab iigu aasnaa adaa kala soo baxoo korkeegayee ee kartina kali kuma filnadene adaa kabayoo karaayee kalsoonina igu abuuree ka hari maayee ka hari maayee ileen kalgacaylku waa kii aan kow iri kii aaan kow iri kahelayoo waxaan kasii helay kaftankiyo sheekadaadee kalmadaan kaa koobiyaayaa ku laabkacayaa naftaan kalgacayl heleeloo adigaan kaligaa ku raacee kormeer way ku kaashataaye ka hari maayee ka hari maayee ileen kalgacaylkagu waa kii aan kow idhi kii aan kow idhi
Queue is empty
-- / --