VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma wada jirnaa - Lyrics

Inta la igu wiirsan Ee waali la ii badin Ama uu wadku idil Wax ma ii tareesaa Aa walwalaayoo Waayadan waa la igu weenyahayee Wax kaleba maaahee Jaceyl baa iwareemoo Ma iswaheshanaayo Ma wada jirnaa? Walwal iyo walaacbaa Igu waabariistee Hadii aan kuwaayana Wanaag sheegan maayee Aa walwalaayoo Waayadan waa la igu weenyahayee Wax kaleba maaahee Jaceyl baa iwareemoo Ma iswaheshanaayo Ma wada jirnaa?
Queue is empty
-- / --