VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabayshii jaceylkoo - Lyrics

dabayshi jacaylkiyo durdurkii kalgaw miyaad soo dacwooteen sowtaan idiin dirayee maku duulay sharaftiiye kuu doobmay samiyee ubixii dushaydiyo nuurkii dan taydaba inaan nabad galyo kudaagaan deeqda ugu bixiyee waa udays nahayee dibin daab yadiisiiyee ciduu dayn kuleeyehayee haduul meero caashagu dacartii jacay kiyoo dabnii kal gacalkoow idinkuba isdiideen isdawaysan waydeen isku nogoteen duumiyoo qofkii ay dilaysee manka dayro dhaafyada soo daadanayiyoo fooraha dushaydiyo kudubaya ciidoo
Queue is empty
-- / --