VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkaan U Seexdaa - Lyrics

hurdo kama bogtoo birkinbaan ku tiirshaa boga iyo calooshoo intan aan u seexdaaba barbarada ma qaadnaaye dhiigoo bur burayoo dhinacyadu ibarareen waagu iibariiyee bogii jacalku wuxuu ibaday ayan iga bayne intii aan bad qabayee hawshiisu igu badan haba baran lahaaya ha u bixin lahaayaa imikoon bastay ahay baroor miyaa wax iiqaban bogsan maayo oo bilicdiyo nasiibkey cidna u baxsan waaye cad ceeda bidhaanta ila baafin weydee bil walida bishii baad igu sii balamisoo badal iigu dhibtee bari iyo maanta baxnaandeeda naftaan been usheegaa
Queue is empty
-- / --