VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ogtahay - Lyrics

Sida ayro geelo ilmahayda waydaan Waan kugu ololayaa ma ogtahay? Axdigeenu dhiganiyo Arimaha dhaxdeena Marna ha iloobin aboowe Aduunyada dhamaanteeda Inta joogta Adaan kaa arkoodoo Naftu ku ogalaatee Waxaan kugu aqoonsaday Ay kugu amaanayaa Indho garad inaa tahay Aragaa oo qura kuma iibsadeen aduunyada Aniguba jacaylka ?? adigaa Inoo araxda iga galay ma ogtahay Maalin taan ku caashaqay ereygaad itiray baa uurka iga yaali weli Aboowe Aduunyada dhamaanteeda inta joogta Adaan kaa arkoodoo Naftu ku ogalaatee Waxaan kugu aqoonsaday Ay kugu amaanayaa Indho garad inaa tahay Aragaa oo qura kuma iibsadeen aduunyada
Queue is empty
-- / --