VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayaxii madoobaa - Lyrics

dayaxii madoobaa wakaa nuurkii soo dirayeey duqii samada yaaliyo xoolihiiba doogsadayee dadkeenii tamar galayeey way garteen dantoodiiyeey dugsiyaa la aadaa dalagaa la beeraa dooxyada la jeexaa biyahaa durdurayoo durdurkii durdurkii deegaankii anaa tagayeey nolol baa dilaacdoo dhalinyaro dadaashiyo hogaan daacada u kacayeey axmad guray dabkuu shidaye ee damay la nooleeyey laxihii is daba maray loo daji sidoodiiyee dadkii wuxuu gudoonsaday daris iyo walaalnimo ey aqoon baa la doontaa digreeyaa la qaataa ardaydaa damaashaad dagalkii la joogtee dagalkii dagalkii warkii doorkan ii yimideey runtii waan ku diirsadoo farxad baan dareemaayee inakeen dalxiisnee
Queue is empty
-- / --