VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Durdur - Lyrics

dayaxii madoobaa waakaa nuurkii soo dirayeey duqii samada yaaliyo xoolihiiba doogsadayeey dadkeeniina tamar galayeey way garteen dantoodiyey dugsiyaa la aadaa dalagaa la beeraa dooxyada la jeexaa biyahaa dur durayoo deegaankii anaa tagayee nololbaa dilaacdayoo dhalin yaro daddshiyo hogaan daacadaa u kacayee axmad guray dabkuu shiday ee damay la nooleeyee laxahii is daba maray loo daji sidoodii dadkii wuxuu gudoonsadaye daris iyo walaalnimo ee aqoonbaa la doontaa dikreeya la qaataa ardaydaa damaashaad dagalkii la joogtee warkii doorkan ii yimidee runtii waan ku diirsadoo farxadbaan dareemaaye inakeen dalxiisnee
Queue is empty
-- / --