VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii dhagta ruxlajaro - Lyrics

Hadii dhagta ruux la jaro daloolku wuu joogayaa jaleelada geed ku yaal midhaha laga jalamsadaa. Jiriyo hada jooguhuba aadmigu way is jiidhayaan hadana laba jacayl dhexyaal sinama uma kala jarmaan ka joog war hooy ka joog waxbaa jire ee ka joog ha jiidhin caashaqa ee ka joog Hadaad jees adag adigu tahay dadkaa jaar nimada jecel jidgooyada loo ma dhigo halkuu qalbigaagu jiro Indhaha soo jeedayoo jidhkaa i dubaaxiyee ileen kama jiifsan karo jacalyku waa ba’anyahee Ka joog war hooy ka joog waxbaa jire ee ka joog ha jiidhin caashaqa ee ka joog
Queue is empty
-- / --