VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inaan jookha kuu lullo - Lyrics

jeegaan jaleecada cadceedoo jilbaha timid laga jeedsan waayoo jalaqsaneey jaalkayaw xageebaad ku noolayd naftaydii jamatoo jamaalkaaga aragtida jacayl igu abuurmoo inaan jooha kuu tumo adna jimidaabaan jaan goostay aniguye jawaabtii maxaad odhan intaan dunida joogniyo cimrigeen intuu jiro jirid caashaqoon gudhin qurux jamasho oon dhicin
Queue is empty
-- / --