VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida laamallooshaha kaban - Lyrics

Sida lamo looshaha dabayluhu ay lulayaan ayaan laydha cashaqa u la laba lagdoodaa ka lax ii ma yeeshoo kaa leexan waayo waa kaa ladhkaagii laqanyadu i haysee lab xadeyda beerkiyo hadanan laabta kugu qaban noloshay ii laciiftee sida layli geediya oo loo raray hayaan dheer ama liiga socodkiyo leendada ma daayee sida laygu weyn yahay lurku iigu raran yahay iso lagad jaceylkii lakina maahee
Queue is empty
-- / --