VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida laama loosha - Lyrics

Sida laamaloodshaha Dabayluhu ay lulayaan Ayaan leydha caashaqa U lalabalagdoodaa Kaa laxiibo yeeshoo Kaa leexan waayoo Wataa larkaagii Laqanyadu I haysee Labxadeyda beerkiyo Hadaanan laabta kugu qaban Noloshay laciiftee Sida leyli geediya Oo loo raray hayaan dheer Amaliiga socodkiyo Leendada ma daayee Sida leygu weynyahay Lurku iigu raranyahay Isoo leged jacaylkii Laakiina maahee Labxadayda beerkiyo Hadaanan laabta Kugu qaban Noloshay laciiftee
Queue is empty
-- / --