VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacaylka Waa gobee - Lyrics

gal gacalku waa gobee wadnahaaga goor horee mar haduu ka gaagaxay oon gabawgu kugu helin aniga kayga kamaa gudhin mana ahaa mid guuree geedkaa malaha weeyaan adigiyoo garaadkaa nasiib iyo go'aankii siduu aniga iigalay ama laygu guud falay ma gamoo daraadaa hurdo wayga guurtey waa adigi garkaygiyoo gundahayga haystee marse hadaan gunuunacay gaba danaada ha idhigin
Queue is empty
-- / --