VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soogardaadi Caashaqa - Lyrics

Goor iyo gayaanlee guba gees ka aragtee Sida gaban la gabay baa hadba gees ka ooyaa Guurka waa halkisii go'aankana adaa leh gabagabeystay hadalkuna soo gardaadi caasha garta waa is guduntaa go'aankeygu waa guur Guga haduu soo da'oo geeduhu cagaartaan Dhirta miro ku yeeshaan geesteed ka guran laheyd Gadgadoonka hadalka gacal waa ku guuraa gees kama aan marin soo gardaadi caasha garta waa is guduntaa go'aankeygu waa guur
Queue is empty
-- / --