VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tubta nabada - Lyrics

nin dadkiisa wax utara wakhtigaa tilmaamoo taariikhdaa qoraysee marna kama tasoobee taageero wada jira kugu taakuleynee tubta nabada noo hay noloshii kuu tabayoo halkay tuur kaleedahay kii toosinaayow talo noogu sheegow towxiidka eebaan kuu taakulaynee tubta nabada noo hay
Queue is empty
-- / --