VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uroonoo Naftayda - Lyrics

Uroonow Naftaydiyoo Ka roonoo raggo iidil Rabbi ha isku keen simo Runtii adiga i horjoogo Darta hurdada ma lado Rafaad baan jacayl umaray Runtii caashaqay uhooydaay Aroos loo riday rabtaa Riyaaqoo waa rumaystee Raggana aday iga muuqdee Rabbi raali haka yeelee Raykagu waxay rabaa Inaan raaxo aan arkee Caruurteena dheeliyaa Run iyo been kala rog weeyo Rafaadkana ma roonee Rumeey caashaqayna riya ma'ahan Reexaantii naftiyadiyo Lertaana aan aniga raboodaba Xagaaga ka soo rogtaan Adaa raacinta usaree Raadinayee reer danbe raadkayna yee rogoin Riyada ha inoo rumoodee Rajada ha inoo ahaatee Siduu Alle nooga yeelee Allow raboow Allow riyada noo rumeey - Aamin Raxmaan raboow Allow Riyada noo rumeey- Aamiin
Queue is empty
-- / --