VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan kari waayay - Lyrics

Kaftan baan umooday jacaylka karkaray intii Waan kari waaye Kaskeey aan ka doortay jacaylka Kibirkiisa kareesan la'ahay Kari waaye waan kariwaaye Kaftan baan lahaa Hadana kari waayay Waan kari waaya Kashka iyo laabta Ka ooyay Kali baan ahay, Kaalamna ma haysto Kari waaye waan kariwaaye Kaah iyo kuleel ka dhowr baan lahaa Kooli kor uqaad baan lahaa Kari waaye waan kariwaaye Kaftan baan lahaa Hadana kari waayay Waan kari waaya Kobci baan lahaa jacaylka Kaadsiimo u kori baan lahaa Kaali ila kaadshi jacaylka aboowe Kol uu iga kaafi kari waaye Kari waaye waan kariwaaye Kaftan baan lahaa Hadana kari waayay Waan kari waaya
Queue is empty
-- / --