VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilyahaw nadaa - Lyrics

Wiilyahow na daay Warhoooy na Daay Warba nooma heesid Daay Warhooy na daay Wacanoow Macaanoow Waa adiga idiidee Waxba iima soo wadidee Wacadkaan lahayniyo wanaagii na dhaxyaalay Weli dhoorayaa warsanoow Weedhaada wacan baa Wax tar ii aheedoo Waad iga weecatee Wadnahay walwal baa waayahan wareershoo Walaalow ha iwaalinee Welwel iyo walbahaar Wareer iyo walaac baa Wadadiisii haayaa Waali baad ii wadaa Walle warba iima heeside Waxyaroow kuwaayee Walbahaar la ooyaa Wiilyahayow aan kuu waramee Waqalkayga baa tahay Wad uun baa inakala wadee Isla weenidaan iga daay Waaba yaabee waxa la igu maagay waaba la igu kaa soo diray Maalamhaan ku waaye Waqti inakal wadee yaa inaga kala waramay Welwel iyo walbahaar Wareer iyo walaac baa Wadadiisii haayaa Waali baad ii wadaa Walle warba iima heeside Waanada ma doonee Warkana ma qaatee Adigun baa ila ween. Wax kastoo la sheegoo Wiilkasatoo la iiwado Kaa dooran maayo waligay. Waagii gaduutaba Warkaaga ku toosaa Waayaha iweerweerayee. Warsanoow ha iwiiqan Mar uun wax ila qabo Weedhaada xun iga daa. Welwel iyo walbahaar Wareer iyo walaac baa Wadadiisii haayaa Waali baad ii wadaa Walle warba iima heesidee Wiilyahow na daay Warhoooy na Daay Warba nooma heesid Daay Warhooy na daay
Queue is empty
-- / --