VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Busayl – Kaban - Lyrics

Busayl iyo xiisahaagii Halkuu dagay soo ma baahna Bukaaan kalgacayl bastii ah Qofkii baday soo ma baanto Aqyaar kala baadiyoobday Bariirada soo ma doontoo Meeshuu boholyoow fadhiistay Badwaynta hadaad ku meerto Ma baaba'o show jaceyl Waan kuu bogay, Kuuna baaqay Ku soo baday baahi quusan Bilaahi calyek baxnaa Diriiqyada dhaayahayga .. Wiilkii ishaartay Wadnaha baradaadu weeye Dhinaca bidix baad ku nooshahay Adaan ubax baar gaduudan Inbadan kula raadinaayee Hadaan kala baaqano Maalmo Anoo badalkaa heleen Macaane maxaad ubeedhay
Queue is empty
-- / --