VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garabkey ahaw - Lyrics

gabalkoo dhaciyo gudcueban dartaa gaaf wareegayaa gaaxda kuu irmaan lama gaagaxshoo geedishiyo midho gunta lama jaree miyaan goyn karaa geesigaan xushow guri iyo inaan aroos wada galnan ku go'aansanee garabkay ahaw anba gocashadiyo gantaalaha cishqiga waan la guuxaye gabanyahow naftaa ku gudoonsatee gayaankaba miyaan garashiyo caqligaba cid ku garab dhigaa
Queue is empty
-- / --