VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen iyo maalin - Lyrics

humaagsiga dookh hankii qalbigayga dareenka u heelan hibooy wajigaagan hubaal indhahayga hamuunta ka reeba hadaan arkiwaayo huqdii wadnahayga hilbaa ka go ee sidii ubax hoyga hareer kaga beeran hortayda ka muuqo habeen iyo maalin hafeefta jacaylka halbawlaha dhiiga rajada ku habaaya haldhaa biliceeda hoobaanta bislaatay hubqaadkiyo muuqa
Queue is empty
-- / --