VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laac - Lyrics

dhibaan male kalgacal hadaan laba wadaagtaa lugooyada ka dhawrayn laydheedu ima marine lahashada ku sidatee lubigaagu nugulaa laabtaydu samirkii liibaan ku waydee hadaan nafta loodin laa cishqi igu laxaadsaday saw iguma kaa ladhin dhookhaad meel u laadahay haygula dul liicine laaska calafka soo qodo inagoo lamaaniyo ladnaantenii diiidee ma markaan libdhee luxud aan galaa ladaneey wax i qaban laaca dumarka baratee yaanu wakhtigu kaa lumin in ku leeg arlada soco
Queue is empty
-- / --