VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaad haysaan - Lyrics

bulshoy hooy bulshooy hagar li,i wadada hirgashoo dalkiina u hura waxaad haysaan ceeri gaabo u hura waxaad haysan hawlaha qarankee u baahan hantidu siday ku hagaagayaan horseed ka ahaw nabada hadhsanoo wataa hananee dalkoo horumaraa dadyahoow ku hamiyaa bulshooy hooy bulshooy hagar li,i wadada hirgashoo dalkiiina u hura waxaad haysaan hirkii daalo iyo hoobaanta sanaag alloww hilin taga dadkaygu ay helaan umadan hadafkiyo lahayn himilada heer ma gaadho oo wanaaga ma hantaan dhaxay hogoiyo wadadu haadaan ahayd halis ahoo ku heermeen dadkii bulshooy hooy bulshoooy hagar l,i wadada hirgashoo dalkiina u hura waxaad haysaan ceergaabo u hura waxaad haysaan dhulka hooyaa hiilkaaga rabbee ayaad ku halayn hadaad hagrataan bulshooy hooy bulshoooy hagarli,i wadada hirgashoo dalkiina u hura waxaad haysaan ceer gabo u hura waxaad haysaan
Queue is empty
-- / --