VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuusta jacaylka - Lyrics

Jacaylka dhabta xurmaynta Runtii ku xasila dulqaadka Markay xagkasta turxaanta Kadhowraan laba xumaanta Gayaan is xushoo wacnaanta Xubiga ku hantoo ladnaanta Si xora uga hela amaanta Xiskaygu markuu tlmaanta Xagaa holoday danaynta Adaa ula xishay dawaynta Xubnaha kuu nugul xushmaynta Xiisaha maankiyo quluubta Weedhaha kaga tagay xusuusta Adaa xujayyey laabta Naftana uga ba xajiinta Xaqiiq adigaa asluubta Qalbigu kugu xushay aqoonta Xaqdhawrka lagu helay edaabta Xiskaygu markuu tlmaanta Xagaa holoday danaynta Adaa ula xishay dawaynta Xubnaha kuu nugul xushmaynta
Queue is empty
-- / --