VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xor bay nolashu - Lyrics

Xeel dheeri garashiyo Xiska iyo damiirkaa Aadmiga kala xadeeyoo Adoo iga xishooneen Xiriirkayna goysoo Haddaa xoortay jacaylke Kuu xiiqimaayee Xor bay nollashu ku tahay Intaan xayi ahayoo Aniguna xanaaniyo Mid xaqayga dhowroo Ixurmeeyo waan heli Xushmadiyo wanaagiyo Xaqdhowrkii dhaxdeeniyo Xusuustii mayday Adaa xumaan ka doortoo Xaasad kale dan mooday Hadfaan xiiso kuu qabay Xurmadii jacaylkiyo Xiriirkaynii waan jaray Intaan xayi ahayoo Aniguna xanaaniyo Mid xaqayga dhowroo Ixurmeeyo waan heli
Queue is empty
-- / --