VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaal - Lyrics

ayaan dhalad lagu farxaay ilwaad qurux lagu nastaay adaan sida ubax janaad aduunyada ugu jecloo miyaan ku ilaawi karaa amaal aayahaygii noloshaay ha iilan amaal adaan kuu hiloobee ha iilan amaal ii uursamow ha iilan i aamin adaan ku doortee ha iilan anigoo aynigan hablaha naftayda ku aaminayn markaan ku arko adigaa midaan ku ildoogsanayn miyay i anfaci kartaa
Queue is empty
-- / --