VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunida - Lyrics

Dunida adaan kaa rabaa DAAIM intuu abuuray Dooqaygaa ku raacoo Ku dalbaday Deeqi maankayga Kudalbaday Deeqdii maankayga Adigaa dagay Qalbiga Wadnaha dacalkiisee Soo dagoo idaawyee soo dagoo idaaway Allah Soo dabac idaaway Soo dagoo idaaway Dadka taan ka doortaay Dawadii naftaydaay Taan darsay wanaagee Ku dalbaday dahabka maankayga Adigaa dagay Qalbiga Wadnaha dacalkiisee Soo dagoo idaawyee soo dagoo idaaway Allah Soo dabac idaaway Soo dagoo idaaway Codsi by Maxmuud
Queue is empty
-- / --