VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wow - Lyrics

Waayo kuu waashoow Iwalwaalay wadnahaygoo Inaan ku weheshada Ayaan doonayaa Waayo waayo badan Ku doondoonayoo Maalintaan ku arkanay hee Waxaan iri waw waw Waw waw waw Way way way Haa haa.. Hadaan yarta dayn lahaa Jacayl baa igu dirqinayoow Markaan yara eegaba Dareenkayba waxa uu moodaya Inaan durdurkii Janada Dhax dabaalanayoo Soomaalaay Sidee baa Ugu dulqaataaa ? Waayo kuu waashoow Iwalwaalay wadnahaygoo Inatana waw waw Waw u oranoow Inaan ku weheshada Ayaan doonayaa Waayo waayo badan Ku doondoonayoo intana waw waaw Waw waw waw Way way way Haa haa.. Hanaanka Daa'in siiyi baa Indhahu ay ku doogsadaan Markaaan labo eegaba Dareenkayga waxoo moodayaa Inaan durdurkii Janada Dhaxdabaalanaayo Soomaalaay Sidee baa Ugu dulqaataaa ?
Queue is empty
-- / --