VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allahayow dhib badanaa - Lyrics

Alhayoo dhib badanaa Qof ka tagay dhulkiisee Midkii dhuuxa halistiyo Dhaayaha ku beernaa Dhib ihaayaan mooyaan La dhacayaay mooyaan Sida dhoof ugu tagay Wax ku dhigan kamaan helin Wadkiisana jacaylkii dhabta ahaa Hurdo dhaban markaan dhigo Dheeraha ma toosee Dhadhabkiyo riyadw waa intay taladu dhawdahay Qalbi meel ku dheehayee Talo ma igu dhawdahay Sida dhoof ugu tagay Wax ku dhigan kamaan helin Wadkiisana jacaylkii dhabta ahaa Alhayoo dhib badanaa Qof ka tagay dhulkiisee Midkii dhuuxa halistiyo Dhaayaha ku beernaa Dhib ihaayaan mooyaan La dhacayaay mooyaan Sida dhoof ugu tagay Wax ku dhigan kamaan helin Wadkiisana jacaylkii dhabta ahaa
Queue is empty
-- / --