VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farteyda yaa subaga - Lyrics

jaceylkaa ku fiicanaa inuu faayihiisa gaadhe fadkii roob is bidaaye tufiyo doogiyo xareeda ubaxu fidiyee lahaa orooska ku fooladeeya adduunyooy filima badaney halkan faalada ku waday sawkan filimkii is badalay miyaan ka filaayey taaba farteyda yaa subaga darey Allaha faxan baa wax bixiyee fiilanshiyo nolol ku farxa fiqiirka isagaa abuurtey isagaa faral kaaga dhigey adduunyooy filima badaney halkan faalada ku waday sawkan filimkii is badalay miyaan ka filaayey taaba farteyda yaa subaga darey
Queue is empty
-- / --