VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halku nabarka caashaqu - Lyrics

Halkuu nabarka cashaqu Naafeeyay bari hore Naxdin li'i hataabanine X2 Waa naruuro sheekadu Waa nasteexo eegmadu Haa naf wax jecel soo Noqo kolay kama nagaad- ee niyadayda ma ogtahay X2 Indha nuurka laga wado Ka naafoobay aragii Adaa nugule iigaro ee X2 Waa naruuro sheekadu Waa nasteexo eegmadu Haa naf wax jecel soo Noqo kolay kama nagaad- ee niyadayda ma ogtahay X2 Halkuu nabarka cashaqa Naafeeyay bari hore Naxdin li'i hataabanine X2 Waa naruuro sheekadu Waa nasteexo eegmadu Haa naf wax jecel soo Noqo kolay kama nagaad- ee niyadayda ma ogtahay X2
Queue is empty
-- / --