VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga maqan - Lyrics

Iga maqan iga maqan iga maqan i moogaa mataankeygi geed qariyee Anna maanta caashaqa sida mayeyga roobkoo intu meel biyaha dhigay u maquursha geedaha mahiigaan jacayl wado meel dheer i dhigayaa i qaadaa i dhigayaa Igu mudan igu mudan igu mudan xusuusta midnimo mahuraan waa labadeenee Anna maanta caashaqa sida mayeyga roobkoo intuu meel biyaha dhigay u maquurshay geedaha Mahiigaan jacayl wado meel dheer i dhigayaa i qaadaa i dhigayaa
Queue is empty
-- / --