VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laanta ubaxa - Lyrics

Show laydha caashaqa show laabta ku hayee lullimaha sidiisii show laydha raacdee adaa lumaya eegmada show libin dan moodee ledi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lullulayaa Show loolli dheer baan show laasha doonee caashaqa lurkiisii show maan lixaad gabin adaa lumaya eegmada sow libin dan moodee ledi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lullulayaa
Queue is empty
-- / --