VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta meel ududeysa - Lyrics

Nafta meel  dudaysaa damaqeeda xanuunka waa udoog dhabataayee waan ku daawan lahaaye dantii caashaqaa ma hantiyay qalbigi dagyee dahab la moodyow daraato maxaan ku doonay Naf dabaylo sitaan debed wow hoyataaye dadka weyska xignaaye wwn ku daawan lahaaye duntii caashaqaa ma hantiyay qalbigii degyee dahab la moodyow daraato maxaan ku doonay
Queue is empty
-- / --