VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhici wayday sidaanrabay - Lyrics

wax dhintaad ka samirtaa rajo waa la dhawraa wixii dhumayna doon doon miyaad is dhiiri galisaa dhabaan cel tagayn baan geel ku dheelmiyaayoo dhalan dhool haraad baan nafta dhiganayaayee dhici wayday sidaan rabay dhaawaciina dilaacyoo waa dhaboobay jacaylkaan dheel dheelsanaayee dhagax dhuunta kama dago dhaayahaad ku aragtaa dhulka meesha dooga leh carabku kuma dhadhamashee adna dhabana haysiyo dhibtu way igu badan to dhidid iyo kulaylbaa dhabanada ka da,ayee dhici wayday sidaan rabay dhaawaciina dilaacyoo waa dhaboobay jacaylkaan dheel dheelsanaayee
Queue is empty
-- / --