VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin Haween - Lyrics

nin haween jeclaaday hawl iyo dhibaatiyo waayi maayo hadimee anoo kuu hanweynweyn baad halbowlaha i go'ysoo warba iima haysidee......x2 hadal tiro ma fiicne adoon iga haraadin maxaa kulaa hagaagsan.....x2 inaan kaa hadhaan imika taladeed hayaa.....x2 hadaynaan heshiinayn wa inaynu kala hadhnaa kala hawl yaraysanaa.....x2 BAGO LABAAD hedu way baxaysaa ilayn haybsan maaye aan kaa horeeyee haddii kale aan hoydoo halkii loo badnaa iyo aakhiro u hayaamee......x2 hadal tiro ma fiicne adoon iga haraadin maxaa kulaa hagaagsan.....x2 inaan kaa hadhaan imika taladeed hayaa...x2 hadaynaan heshiinayn wa inaynu kala hadhnaa kala hawl yaraysanaa ......x3 ) By dayran omar
Queue is empty
-- / --