VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabi amaan - Lyrics

calayka salaatu laahi calayhi salaamu laahi sareediyo maal nin haysta rasuulkaan siin mudnaanta saboolkiyo caydha baahan rasuulkii dhinaca saaray calayka salaatu laahi calayhi salaamu laahi rasuulkii saar aduunyo ka saahidayee ka jeestay rasuulkii saan ku seexday intuu raaxada ka soomay calayka salaatu laahi calayhi salaamu laahi markaa la afuufo suurta dadkana laga soo dhex saaro dhulkiyo siigadiyo boodhka raboow subaxaa qiyaame calayka salaatu laahi calayhi salaamu laahi raboow suudiga cadceeda udgoonaha aan sugayno shafeecada inuu na siiyo safkiisa raboow na raaci calayka salaatu laahi calayhi salaamu laahi
Queue is empty
-- / --