VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninkii u hanwayn hogaanka dalkoo hankaagu ha dhaafo reer hebel - Lyrics

umada hurin iyo noqota habar habar kolay hibashiyo ma waydo huqdee qaranka hadhsadoo haybada ku gam oo quluubta hal qudha ka noqdaay wakaa horu maray dhulkii hooyee ninkii u hanwayn hogaanka dalkoow hankaagu ha dhaafo reer hebel qabyaalad hog dheer hadaan ku hubsano dadkuna ka hadhaan hayb iyo qolo qolo calanka hagarli i naftaba loo huray dunida hagrataa u hiilin lahayd hormumo baasiyo hantaaq mooyee qabiil u hilowgu malaha hirashee midnimo hadafloo inoo hirgashaa aqoonsi la helo inoo haysee
Queue is empty
-- / --