VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan is aamino - Lyrics

Indhaha aad shalay igu eegtaybaa I abaabuloo I abaabulooX2 Eraygaad itiri shalay baa I afduubayooX2 Alle waa ogaa inaan aamus laa Qalbi oogsadon is adkeynayeeX2 Amba waan waan jeclaa inaan aayatiin aqal wada dhisnoon udubkiisu liicinX2 Afka aan furtee aan furtee Ma is aaminaaX2 Axdi aan galnee aan galnee Ma is aaminaaX2 Naf ku ulatayoon ku ololeysaad Indhaheeda tee Indhaheda teeX2 Qof istaahiloo arxan lagu dhaqaa Idileey teheeX2 Wacadka adarbon erayada ku tiri Alla inuu fulshaan imameynayaX2 Calaf lama lama ogoo waa amar saree igu uursamoow ma ilaawayeX2 Afka aan furtee aan furtee Ma is aaminaaX2 Hadal waan ebyee waan ebyee Ma is aaminaaX2 Lyrics by abdi deeq
Queue is empty
-- / --