VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa umadyahay - Lyrics

Adaan umadyahay kifaaxa Iyo kiraahsada hishiiska Adaa kow iyo kun jeerba Rayiga kala maan ahaa Kalintoon ciidankiisa Adaaa eesiida (AC) keenay Adaa qabuuraha uyeeray Kufaarta ciidankooda Adoo Eesiida keen Adaa qabuuraha uyeeray Adoo kedab kaaga gooyay Adaa kolna wada ilmeeyay Kacaankii caboo iyo kacdoonka hadaad gohashada waraaqday Dhibkii 50 sano ku gaaray Goormaad ka  kaban kartaayee Dadyaoow caqligaaga kaasho Adaa umadyahay kadeedka Isbaday kaarka iyo xanuunka Adaa gabigaa is waaday Adaa eersaday kaskaada Adoo diin iyo kitaab leh Adaa kasba waaye qeerka Adaa korarsada dunuubka Adiga iskala foquuqa Hada kooxa is eeday Kacaankii caboo iyo kacdoonka hadaad gohashada waraaqday Dhibkii 50 sano ku gaaray Goormaad ka  kaban kartaayee Dadyaoow caqligaaga kaasho
Queue is empty
-- / --