VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cilad li i ku noolow - Lyrics

Calaacalaha nuuree ceynka ey u yaalaan qofkastaaba caashaquX2 Cidiyaha had iya jeer aan cilaanka loo weynX2 Nawada cudoonoo leysku wada cabiray iyo surka iyo cabaadyaha marki aan tin iyo cirib casaankaaga dheehdaba la cajabay ilwaadeeyX2 Calaf nimuu ku raacshaa cawa iyo ayaan leheX2 Cimri dheer ku waaroo ilaahey caruur iyo caafimaad ku siiyoo ifka caana iyo nabad cilad li i' ku noolow cilad li i' ku noolowX2 Timahaagan culaygee dib markey u ciiraan kaligood cayaariyoX2 Ciradkiyo dibnaha iyo ilka cadayga weheshadaX2 Codkarnimada dhalankaa carabkaagan edebta lehe cimrigey intaan jiray caalamkaba adoo kale habeen lama caweynoo caadiyad umaan arakX2 Inan yahay cirkoo da'ay cosob soo baxaa tahayX2 Cimri dheer ku waaroo ilaahey caruuriyo caafimaad ku siiyoo ifka caana iyo nabad cilad li i' ku nooloow cilad li i' ku nooloowX2 Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --