VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalan maayo Ft xabiiba - Lyrics

Ha dhibin hooyadaa Ha dhibin hooyadaaye Soo dhalo 2x Hedi laanta lagu dilo Ku dhalan maayo Meel aan cidi idhawrayn Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo Dhiigiyo colaadaha Ku dhalan maayo Dagaalada dhexdiina Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo dhalan maayo Anigu dhalanteed Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo 2x Africaba dhamaanteed Ku dhalan maayoo Dhibaa ii kordhaysoo Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo Dhagartiyo waxyeelada Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo Dhalan maayoo anigu dhalanteed Ku dhalan maayo Habeenkii wuu dhamaaday Sagsaagiina wuu dhamaaday Sagsaagiyo dhaxdayda Hadii aad soo dhaafi waydo Culayskaaga dhibaayoo Dhimasho kama baaqsanaysee Dhamoow waxa nala wanaagsan Inay dhaqso kaga timaadee Ha dhibin hooyadaa Ha dhibin hooyadaaye Soo dhalo Hedi laanta laygu dilo Ku dhalan maayo Meel aan cidi i dhawrayn Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo 2x Africaba dhamaanteed Ku dhalan maayoo Dhibaa ii kordhaysoo Ku dhalan maayo Soo dhalo hooyo Dhalan maayo Anigu dhalanteed Ku dhalan maayo
Queue is empty
-- / --