VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Anigoo hirdoogliyo dambal geed Harweyn hoos jooga raacoo Waxaan doono heli karaX2 Tala iga halawdoo jaceylkeygi Haadaan hog dheer ku tuuroo Hagar daama geeysteeX2 Hor ilaahey gacalooy ha i qaban gafkeeygee hodaney isaamaxooX2 (Iga hiili) ila hoori caashaqa wixii hore iska iloow X2 Saan ukala habownaba Hibashada xusuustiyo Hilowgaaga awgii Hurda sexan kari waa X2 Qalbigey hal canayoo Halbowlihi ku tabay baa Hiirtaanyadaadii hafeftii Damqeysee X2 Hor ilaahey gacalooy ha i Qaban gafkeeygee Hodaneey iisamaxoo X2 (Ila hoori) iga hiili caashaqa Wixii hore iska iloow X2 lyrics by abdi deeq
Queue is empty
-- / --