VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigjiga - Lyrics

jamaashada iyo xiisaha nafta jeel qabkeediyo dareenkuba iso jiid kuu imide jig jigaayX2 macariif is jeceloo jidka horomar koodiyo u jiiheysan nabadaba jaliil tuu ku beeriyo geeska johoradiisX2 waxaa tahay jirkeygiyo jeexeygi midigeey ilaaheey hakula jiro jig jigaay ilaahey hakula jiroX2 jaceylada aan kuu qabo anigoo dal dheer jiran kaa joogi waayoo kuu imide jig jigaayX2 hidaheyni so jiray jinta iyo luuqdii halku uu wali ka jiro ee fankaa jirid u noqotee looga wada jidboodaaX2 waxaa tahay jirkeygiyo jeexeygi midigeey ilaahey hakula jiro jig jigaay ilaaheey hakula jiroX2 LYrics by Abdi Deeq
Queue is empty
-- / --