VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta ila wadaag - Lyrics

nuurkii aduunkaay naxariista waagaay nimco iyo barwaaqaay naruuradiyo khayrkaay naxariista waagaay nafta la i wadaagaay tii la igu nabee nudayada wadnaha iyo qalbigayga nugulka ah nabarada u yeeshaay caashaqa nakhtiintaay walee anigu kuma naco najmaay anigu kuma naco nafta ku nuglaydbaa ku naanaadinaysoo wali aad u nuurkaa nabi yuusuf quruxdii tii lagu nisbeeyaay nafta ila wadaagay tii la igu nabayee nuduyada wadnahay iyo qalbigayga nugulka nabarada u yeeshaay caashaqa naqtiintaay walee anigu kuma naco najmaay anigu kuma naco
Queue is empty
-- / --